Ogow Ujeedka Villa Somalia ka leedahay Shirka Farmaajo Iclaamiyay in lagu qabto Garawe

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhawaan iclaamiyay shir kale oo looga hadlayo arimaha doorashooyinka ee lagu muran sanyahay. Farmaajo ayaana shaaciyay in shirkan lagu qabanayo magaalada Garawe, hasa ahaatee maamulka Puntland ayaa shaaciyay in aan laga tashan marti galinka shirkaasi xiligaana aysan diyaar u aheyn marti galintiisa, iyagoona ku … Continue reading Ogow Ujeedka Villa Somalia ka leedahay Shirka Farmaajo Iclaamiyay in lagu qabto Garawe